HomeWararDadkii ku Dhintay weeraradii al shabab ee Dalka kenya Sanadkii 2014 oo...

Dadkii ku Dhintay weeraradii al shabab ee Dalka kenya Sanadkii 2014 oo Lasoo Saaray.

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Booliska Dalka Kenya ayaa sheegay in weeraradii Al Shabab ee sanadkii 2014, ay ku geeriyoodeen 173 ruux, oo dhamaantoda iskugu jira qeybaha kala duwan ee bulshada.

warbixinta ayaa sidoo kale sheegeysa in tirada geerida sanadkii 2014, ay ka badan tahay marka la isku geeyo seddexdii sano ee lasoo dhaafay.

dhimashada werarada xagjirnimada quseya, ee dalkasi ka dhacay sanadkii 2014, ayaa labada jibaar ka badan sanadkii 2013, waxaana sidoo kale ku jiray sanadkaasi werarkii lagu qabsaday Xaruunta loo tukaameysi tago ee Nairobi, westgate Mall.

Booliska kenya, ayaa waxaa ay dhanka kale sheegeen in 312 ruux ay Xarakada Al Shabab, ay dalkasi ku dileen tan iyo sanadkii 2012, halka ay dhaawaceen 779 ruux.

Magalooyinka Nairobi, Mombasa, Garissa, Mandera and Wajir ayaa waxaa ay ka mid yihiin meelihii ugu badanaa ee ay ka dhaceen werarada intii udhexeysay sanadihii 2012 ilaa 2014.

Al shabab, ayaa waxaa ay shegeen in ay goosteen in ay dalka kenya ay ka fulinayaan weraro wixii ka danbeysay markii dowlada kenya ay ciidamo ay usoo dirtay dalka Soomaaliya.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories