HomeWararDowladda Canada oo Baareysa Gabar Soomaali Ah oo Meydkeeda Laga Helay Dalkasi

Dowladda Canada oo Baareysa Gabar Soomaali Ah oo Meydkeeda Laga Helay Dalkasi

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Sumaya Dalmar, oo 26-sano jir ah, ayaa waxaa meydkiisa laga helay Magalada Toronto ee Canada, taasoo sidoo kale la shegay in ay xubin ka aheed LGBT Toronto iyo bulshada Soomaaliyeed iyadoona labadaba ay ubaroorteen in ay lumiyaan gabadhaasi, oo lagu sheegay in ay aheed geesiyad. In kasta oo ay bilaysku ku sheegeen iyada dhimashadeeda ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sumaya Dalmar, oo 26-sano jir ah, ayaa waxaa meydkiisa laga helay Magalada Toronto ee Canada, taasoo sidoo kale la shegay in ay xubin ka aheed LGBT Toronto iyo bulshada Soomaaliyeed iyadoona labadaba ay ubaroorteen in ay lumiyaan gabadhaasi, oo lagu sheegay in ay aheed geesiyad.

In kasta oo ay bilaysku ku sheegeen iyada dhimashadeeda ay baarayaan, ayaa waxaa sidoo kale gabadha loo yaqaanay Sumaya Ysl, waxaana dhimashadeeda si deg deg ah uu ugu faafay dhinaca warbaahinta Bulshada, waxaana su’aalaha la iska weydiinayo ay ka mid tahay maxaa Boliiska ay ugu hadli la’yihiin dilka Gabadha? Maxaa saxaafada ay usoo uruurin weyday xogta ku aadan dilka Gabadha lagu tilmaamayay geesiyada ? Xaaladaha “dhimashada kadiska ah,” Wali Booliska si caadi ah uma uusan faafaahin, iyadoona uu codsaday Booliska in Macluumaadka lala wadaago.

- Advertisement -

Talaaladii shalay, ayaa Booliska waxaa ay Facebooka soo galiyeen meydka Sumaya Dalmar, oo ay ka heleen wadada Danforth Road iyo inta udhaxeeysa Main Street Area, iyagoona shegay in gadaal ay kala socodsiin doonaan waxii dheeraad ah.

Afhayeenka Taliyaha Police-ka Magalada Tronto, Meaghan Gray, ayaa shegay in ay si toos ah bulshada ugula socodsiin doonaan Baraha Bulshada ee Social Media.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts