HomeWararDeg Deg: Ciidamadda Ahlu Sunna oo Weerar Gaadmo Ku Qaaday Kolonyo Ka...

Deg Deg: Ciidamadda Ahlu Sunna oo Weerar Gaadmo Ku Qaaday Kolonyo Ka Tirsan Ciidamadda Dowladda

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Dagaalamayaal ka tirsan Ahlu Sunna Waljameeca ayaa Goor dhaw wadada u galay Kolonyo ka tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo marayay Deegaanka Ceeldheere ee Duleedka Degmada Guriceel.

Dagaal Xoogan ayaa goobta ka qarxay sida wararka ay sheegayaan.

Ugu yaraan Hal qof oo  Darawal ahaa ayaa dhintay Laba Askari ayaana ku dhaawacmay iska hor imaadkasi.

Waxii ka soo kordha halkan kala soco insha allah.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories