HomeCiyaarahaFalanqeynta Kulanka Xiisaha Leh:Manchester City vs. Barcelona Toure oo maqan

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh:Manchester City vs. Barcelona Toure oo maqan

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

Aduunyada dhan caawa waxa ay sugeysaa kulanka adag ee u dhaxeya man city   vs Barcelona ciyaar ka tirsan wareega 16-ka tartanka Champions league . labada kooxood ayaa ku kulmay wareegan labadii sanad ee ugu danbeysay waxaan ka soo gudubtay Barcelona oo isku dar goolasha kaga soo baxay afar gool iyo hal . Sheekooyinka kulankan […]

- Advertisement -

Aduunyada dhan caawa waxa ay sugeysaa kulanka adag ee u dhaxeya

man city   vs Barcelona ciyaar ka tirsan wareega 16-ka tartanka Champions league .

- Advertisement -

labada kooxood ayaa ku kulmay wareegan labadii sanad ee ugu danbeysay

waxaan ka soo gudubtay Barcelona oo isku dar goolasha kaga soo baxay afar gool iyo hal .

Sheekooyinka kulankan Quseeya 

- Advertisement -

man city ayaa waxaa ay caawa weyn doonta xidiga laf dhabarka u ah kh/dhaxe ee kooxdaasi yay toure kaas oo ganaax ku maqan .

Dhanka barcelona dhamaan ciyaariyahanada waa taam marka laga reebo

Douglas iyo Vermaelen oo dhaawac ku seegaya kulankan

Taariikhaha kulankan :-

Man city ayaa taariikhada markii labaad soo gaartay waregan waxaan ay aheyd sanadkii hore iyado isla kooxdaan ay caawa la ciyaareyso ka reebtay

Barcelona ayaa taariikhada inta laga warhaayo soo gaaratay 11 mar wareega 16-ka Champoins league.

man city ayaa garoonkeed kaga adkaatay kooxaha ka socda spain labo mar halka ay sido kale labo guul daro iyo hal bar baro ah ku heysato.

tababaraha kooxda man city ayaa gaaray wareega 8 dhamaadka tartankan waxaa xili uu hogaaminayay kooxaha  Villarreal 2006, 2009 iyo Malaga CF 2012 halka kooxdiisa aysan wali gaarin balse sanadkan ay baadi goobeysa qaabkii ay ugu gudbi laheyd .

Barcelona ayaa qaaday tartankan afar jeer halka ay dooneyso in markii sideedaad gaarto wareega sideed dhamaadka .

barcelona marka ay ay booqato kooxaha England kama heysato faraxad wanaagsan maxaa yeelay  7 badis ah , 8 barbaro iyo 14 guuldarro.

Kulanka: Manchester City v Barcelona

Garoonka: Etihad Stadium

Waqtiga: 10:45pm Saacada Geeska Afrika

Safka hore ee labada kooxood :-

Man city :-Hart; Zabaleta, Kompany, Mangala, Clichy; Fernando, Fernandinho; Silva, Aguero, Nasri; Dzeko.

Barcelona :-Ter Stegen; Alves, Mascherano, Pique, Alba; Rakitic, Iniesta, Busquets; Neymar, Messi, Suarez

Latest stories