HomeWararDowladda Zambia oo Qabatay 51qof oo Muhaajiriin ah oo Soomaali Ay Ku...

Dowladda Zambia oo Qabatay 51qof oo Muhaajiriin ah oo Soomaali Ay Ku Jiraan

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Masuuliyiinta Dowladda Zambia ayaa sheegay iney xereen 51 qof oo ahaa Muhaajiriin Sharci darro ku socday,kuwaas oo la qabtay kadib howlgalo laga sameeyay Caasimada Dalkasi ee Lusaka sida laga soo xigtay Sarkaal Sare oo ka tirsan Waaxda Socdaalka.

Namati Nshinka oo ah Sarkaal Ka tirsan Waaxda Socdaal iyo Xiriirka Caalamiga Dalka Zambia ayaa sheegay in dadkan la tuhunsanayaasha Sharci daradda ku haajirayay in la xeray kadib markii howlgalo laga sameeyay afar goob oo ka tirsan Caasimada Zambia Maalmihii Jimacaha iyo Sabtida aan ka soo gudubnay.

Afhayeen u hadlay Waaxda Socdaalka Zambia in 51 qof 20 kamid ah ay ka yimaadeen Dalka Ziimbabwe,13 Soomaaliya,4 Rwanda,6 Tanzania,2 Burundes ah iyo 2 Zambia u dhashay.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories