HomeWararHey'adaha WHO iyo Unicef oo ku Baaqay In Lasii wado Tallaalka Cudurka...

Hey’adaha WHO iyo Unicef oo ku Baaqay In Lasii wado Tallaalka Cudurka Dabeysha

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

 

Soomaaliyalagumaarkincudurkadabeyshamuddo lix bilood ah laakiin QM ayaasheegeysa in loo baahanyahay in ay siisocdaanololayaashatallaalkamaaddaama ay welihalistujirto

 

WAR-SAXAAFADEED WADAJIR LOO SOO SAAREY

 

NAYROOBI, 19kaFebraayo 2015: LixbiloodayaakasoowareegateymarkiiugudambeyseyeeSoomaaliyalaguarkeyqofcudurkadabeyshauukudhacayka dib markiiuukadillaacayhalkaauunakudhacay 199 qof, oocarruur u badan.

 

CudurkadabeyshaayaaSoomaaliyalaguarkeybishiiMaajo 2013kii, markiiuguhorreyseymuddo lix sano ah, ka dib markiiwaalidiintagabarlabasanojir ah ooMuqdishokunool ay arkeen in gabadhoodaaaneysoconkarin. Fayruska, oosababanaafanimo (baralaays) ooxataasababikarageeri, ayaadegdeg u faafeyookudhacay 194 qofsanadkii 2013kii.Haseyeesheeshanqofookeliyaayuukudhacaysanadkii 2014kii, kuwaasoomidkooduuahaaqofweynoomarkiidambe u dhintey, waxaana ay dadkaasdhammaantoodkunoolaayeendegaannadafogfogeegobolkaMudugeePuntland, waqooyi-bariSoomaaliya. QofkiiugudambeeyeyeeuucudurkukudhacaywaxaalagasoosheegeydegmadaHobyo, gobolkaMudug 11kiiAgoosto 2014kii.

 

Ilaaiyobilowgiihoremarkiiuucudurkudillaacay, ayaamaamulladadalka, ootaageerokaheleySanduuqaQaramadaMidoobeyeeCarruurta, UNICEF iyoUrurkaCaafimaadkaAdduunka (WHO) ay tallaal la beegsadeencarruurkabadan 2 milyanooda’doodukahooseysoshansanojiriyosidoo kale carruurda’doodu u dhaxaysoshanilaa 10 sanoiyomeelahaqaarna dad waaweynba. Ololayaashatallaalkaayaabilowdeyislamarkii ay soobaxeenwararkiisheegayey in cudurkuhaleeleyqofkiiuguhorreeyeymaaddaamawaqtigaa ay Soomaaliyakunoolaayeencarruurtaugubadaneeaantallaalneynoodegaankeliyajoogadunidaoodhaniyadaoo ay halkaakunoolaayeencarruurkabadan nus milyanooaan la tallaalinmuddokabadanshansano.

 

Inkastaoouuwarkaanwanaagsanijiro, haddanamaamulladadalkaiyo QM ayaamuujinayataxaddarmaaddaamahawshiilagudabargoynayeycudurkaaanweli la dhammeyn.CudurkadabeyshaayaawelihaliskuhayanoloshacarruurtaSoomaaliyeedwaxaanawelisanadkan 2015 socdaololayaashalagudabargoynayocudurkadabeysha.

 

“Waa horumar la gaarey in cudurkiidabeyshaeedillaacay la xakameeyey. Xaaladocusuboocudurkadabeysha ah lama soosheeginmuddokabadan lix bilood. Ololayaashatallaalkaayaaahaahawlaad u weynoo ay kawadaqaybqaateenlagasoobilaaboheerbulshoilaaheerarkakasarreeyawaana in aanxamaasaddaaskusiiwadnaailaalagahubiyo in cudurkadabeyshugebiahaanba la cirib-tirey,” ayaauuyiriXiriiriyahaHawlahaBani’aadamnimadaeeSoomaaliya, Philippe Lazzarini.

 

Soomaaliyaayaaxaaladcudurkadabeysha ahoouusababeyfayruskaWild Poliovirus (WPV)eedegaankakasoojeedalagaheleysanadkii 2002kii. Sanadkii 2005kii,  dalkawaxaasoogaleyfayrusasalahaankasoojeedaNayjeeriya, kaasoosiweynugadillaacayguudahaandalkaoosababeyna 228 xaaladoodoocudurkadabeysha ah. Ka dib markiisiballaaran loo fuliyeyololeyaaltallaal, ayaaSoomaaliyawaxaa ay awooddey in ay joojisofaafiddacudurkawaxaana ay xaqiijisey in dalkuuukaxoroobocudurkadabeyshasanadkii 2007dii.

 

“Horeyayaanugasooguuleysanneycudurkadabeyshaoohaddana mar kaleayaankaguuleysaneynaa,” ayaauuyiriWakiilka UNICEF Soomaaliya, Steve Lauwerier. “Taniwaaguulmuhiim ah, laakiin  inaan is-dhiganno ma ahan mid ay meelnoogabannaantahay. WaansiiwadidoonnaataageeradaaanmaamulladacaafimaadkaeeSoomaaliyakataageernoololayaashatallaalkailaaaankahubinno in aaneycarruur kale silickasoogaarincudurkanoo ah mid aad u faafa.”

 

 

Tiradadadkahelatallaalkajoogtada ah eeSoomaaliyawaa mid aad u hooseysawaxaanaintii ay socdeenolalayaashatallaalkacudurkadabeysha, ay dadkatallaalkawadey ay taxaddargaar ah kubixinayeen in ay tagaangurikastasi ay u bixiyaantallaalkaookakoobanlabadhibcoodooafkalagaqaato.

 

“DadaalkaweyneeDowladdaSoomaaliyaiyo la-hawlgalayaasheeda ay kubixinayaanxakameyntacudurkadillaacayayaaammaanmudan. Laakiincudurkadabeyshuweliloomajoojinsidhab ah, waxaana loo baahanyahay in la siiwadodadaalladalaguhubinayo in carruurtaSoomaaliya ay xorkaahaadaancudukradabeysha,” ayaauuyiriDr.GhulamPopal, oo ah Wakiilka WHO Somalia. “Daryeeliyoindho-furnaanayaamuhiim u ah si loo hubiyo in carruurtakunoolguudahaanSoomaaliya la tallaalo, in kastaoo ay jiraanculeysyo ay keeneengaaridla’aantaiyoamni-xumada. Markalagasootago, siixoojintanidaamyadalagulasoconayosiaanucudurka u siifidinisagaooaanlagawarqabin, ayaa ah qaybmuhiim ah oolagugaarayo in Soomaaliya ay xorkanoqotocudurkadabeysha.”

 

 

“Waxaan u hambalyeynaadhammaankuwakaqaybqaateydadaalkanaancaadigaahayneekuwajahan in mar kale Soomaaliyalagacirib-tirocudurkadabeysha. Haseyeeshee, waainaanwelitaxaddarmuujinaawaana in ay socdaanolalayaashatallaalkaeemar loogatakhalusayocudurkanaadka u xun, eeburburiyeynolosha dad badan,” ayaauuyiriDr.GhulamPopal, oo ah WakiilkaWHO Somalia.

 

FayadhowrkaayaalilitadegaannobadanooSoomaaliyaka mid ah. Fayruskacudurkadabeyshaayaasifududoodegdeg ah dadkaugasoogaarabiyoamacuntokufaddaroobeysaxaradaqoffayruskaqaba. Fayadhowrwanaagsanayaa ah qaabloogahortegikarofaafiddiisa.

 

Daawo ma lahacudurkadabeyshaootallaalkaayaana ah mid aandhibaatokaimanoowaxtarnaleh. Waa in carruurta la tallaalaadhowr jeer si loo hubiyo in ay inta ay noolyihiinkabadbaadaancudurkaoowaxaaiyanaarrinjirta ah in dadkawaaweyn ay sidoo kale qaadikaraanfayruska.

 

Macluumaaddheeri ah kalasooxiriir:

UNICEF: Susannah Price

+254 722 719867sprice@unicef.org

 

WHO:Dr Abraham Mulugeta
+ 254 733 770192 debesaym@nbo.emro.who.int

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories