HomeWararFaahfaahin: Haweeney isa Soo Miidaamisay oo Fulisay Qaraxyadii Maanta Lagu Weeraray Hotelka...

Faahfaahin: Haweeney isa Soo Miidaamisay oo Fulisay Qaraxyadii Maanta Lagu Weeraray Hotelka Central ee Muqdisho

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Faahfaahin dheeraad ah oo laga helay Weerarkii Maanta lagu qaaday Hotelka Central ee Magaaladda muqdisho ayaa sheegaya in Qaraxyada ismiidaaminta ah ay fulisay Haweeney isa soo miidamisay. Tobanan qof ayaa ku dhimatay Weerarkii Maanta oo ay ku jireen Laba Xubnood oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya halka ay ku dhaawacmeen tiro kale oo intaasi ka badan. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faahfaahin dheeraad ah oo laga helay Weerarkii Maanta lagu qaaday Hotelka Central ee Magaaladda muqdisho ayaa sheegaya in Qaraxyada ismiidaaminta ah ay fulisay Haweeney isa soo miidamisay.

Tobanan qof ayaa ku dhimatay Weerarkii Maanta oo ay ku jireen Laba Xubnood oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya halka ay ku dhaawacmeen tiro kale oo intaasi ka badan.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya ayaa kamid ah Dadkii Weerarka ku dhaawacmay.

salaad Cali Jeele oo hore u soo noqday Xildhibaan Soomaaliyeed  ayaa u sheegay Radio dalsan in Weerarkii maanta ay fulisay Haweeney isku soo xirtay Waxyaabaha Qarxa.

waxa uu sido kale sheegay in uu isaga arkay dhimashadda 5 qof oo halkasi ku dhintay.

- Advertisement -

Al Shabab ayaa sheegtay Masuuliyadda Weerarka.

 

 

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts