HomeWararTaliyihii Hore ee Nabadsugida Gobolka Banadir oo Ka Hadlay Safar uu Ku...

Taliyihii Hore ee Nabadsugida Gobolka Banadir oo Ka Hadlay Safar uu Ku Tagay Dalka Biljimka

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Taliyahii hore ee Nabadsugida Gobolka Banadir imminkana ah Kaaliyaha Taliyaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Maxamed Adan Jimcaale(Koofi) ayaa ka hadlay Safar uu ugu maqnaa dhowrkii bilood ee la soo dhaafay Dalka Biljimka.

Maxamed Adan Koofi waxa uu sheegay in sabab Caafimaad uu ugu maqnaa Dalka Dalka Biljim waxana uu meesha ka saaray warar sheegayay inuu iska dhiibay Dalalka Yurub si loogu diiwaangeliyo qof Qaxooti Soomaali ah.

Dhawaan Xil ka  qaadis ayaa lagu sameeyay Maxamed Adan Koofi oo hore u ahaa Taliyihii Nabadsugida Gobolka Banadir waxana imminka loo Magacabay Kaaliyaha Taliyaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories