HomeWararTaliyaha Ugu Sareeya Ciidamadda Jabuuti ee Jooga Soomaaliya oo Maanta Gaaray Beledweyne

Taliyaha Ugu Sareeya Ciidamadda Jabuuti ee Jooga Soomaaliya oo Maanta Gaaray Beledweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Sakariye Sheekh Taliyaha Guud ee Ciidamadda Jabuuti ee Dalka Soomaaliya jooga ayaa Maanta gaaray Magaaladda Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Taliyaha waxa ku soo dhaweeyay Halkasi Madaxda Maamulka Gobolka,Amisom iyo Shacabka Beledweyne. Ciidamadda Katirsan kuwa Amisom ayuu Taliyaha ka qaatay Salaan sharaf ka hor inta uusan tagin Xarunta Ciidamadda Amisom ee Magaaladda Beledweyne. Magaaladda Beledweyne […]

- Advertisement -

Sakariye Sheekh Taliyaha Guud ee Ciidamadda Jabuuti ee Dalka Soomaaliya jooga ayaa Maanta gaaray Magaaladda Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Taliyaha waxa ku soo dhaweeyay Halkasi Madaxda Maamulka Gobolka,Amisom iyo Shacabka Beledweyne.

- Advertisement -

Ciidamadda Katirsan kuwa Amisom ayuu Taliyaha ka qaatay Salaan sharaf ka hor inta uusan tagin Xarunta Ciidamadda Amisom ee Magaaladda Beledweyne.

Magaaladda Beledweyne waxa dhawaan gaaray Ciidamo cusub oo Jabuuti ka socda iyadda oo weli lagu wado iney halkasi gaaraan Ciidamo kale oo hor leh.

Latest stories