HomeWararCiidamadda Dowladda oo Howlgalo Ka Sameeyay Muqdisho

Ciidamadda Dowladda oo Howlgalo Ka Sameeyay Muqdisho

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Ciidamadda Nabadsugida Soomaaliya ayaa Maanta Howlgalo balaaran ka sameeyay Degmooyin ku yaala Magaaladda Muqdisho. Ciidamadda ayaa soo qab qabtay Dhalinyaro badan oo ay la xiriiriyeen Dagaalamayaasha Al Shabab. Booliska Amisom iyo Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Xalay Roondo ku marayay Isgoysyada Qaar ee Magaaladda Muqdisho. Ma jirto faahfaahin badan oo arintasi la xiriirta marka laga […]

- Advertisement -

Ciidamadda Nabadsugida Soomaaliya ayaa Maanta Howlgalo balaaran ka sameeyay Degmooyin ku yaala Magaaladda Muqdisho.

Ciidamadda ayaa soo qab qabtay Dhalinyaro badan oo ay la xiriiriyeen Dagaalamayaasha Al Shabab.

- Advertisement -

Booliska Amisom iyo Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Xalay Roondo ku marayay Isgoysyada Qaar ee Magaaladda Muqdisho.

Ma jirto faahfaahin badan oo arintasi la xiriirta marka laga reebo in Nabadsugida ay shaaciyeen in Seddex qof ay shalay ku qabteen Howlgal ay ka sameeyeen Muqdisho.

 

Latest stories