HomeWararDhageyso: Madaxweyne xasan shiikh oo dalka dib ugu soo laabtay

Dhageyso: Madaxweyne xasan shiikh oo dalka dib ugu soo laabtay

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku soo laabtay  Magaalada Muqdisho. Xasan Sheekh ayaa beryahan ugu maqnaa Baaritaano Caafimaad Dalka Jarmalka. Safiirka Somaaliya u fadhiya wadanka jarmalka ayaa ka mid ahaa wafdiga madaxweynaha waxaana saxaafada uu uga waramay safarka madaxweynaha . Dhageyso : Warbixnta wariye farxiyo Maxamed Xusen 

- Advertisement -

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku soo laabtay  Magaalada Muqdisho.

Xasan Sheekh ayaa beryahan ugu maqnaa Baaritaano Caafimaad Dalka Jarmalka.

- Advertisement -

Safiirka Somaaliya u fadhiya wadanka jarmalka ayaa ka mid ahaa wafdiga madaxweynaha waxaana saxaafada uu uga waramay safarka madaxweynaha .

Dhageyso : Warbixnta wariye farxiyo Maxamed Xusen 

Latest stories