(Dhageyso):- Tarsan oo sheegay in ay xubno ka socday beesha calamka ka diideen in lada’dajiyo doorashada.

Muqdisho(Radaio Dalsan):- musharax madaxweyne aMaxamuud Axmed Nuur Tarsan oo lahadlayay idaacada Dalsan ayaa waxa uu sheegay kulanka ay maanta la qaateen gudoomiyaha baarlamanka aqalka hoose ee dalka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari in ay qeyb ka’ahaayeen xubno ka socda beesha caalamaka kuwaas uu sheegay in ay codsadeen in lada’dajiyo doorashada si madaxweynaha cusub uu uga qeybgalo shirara caalamiyaa

Tarsan ayaa sheegay in ay arinkaas iyaga ka hor’imaadeen isla mar’ahaantana xuabnaha ka socday beesha caalamka ka codsadeen in ay go’aanka u’daayaan gudoonka iyo xildhibaanada baarlamanka Soaomaaliya

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Tarsan

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor