(Dhageyso):- Madaxweynaha Puntland oo shegay in 4,000 gaadiid booyada ah ay diyaariyeen.

Boosaaso(Radio Dalsan):- Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo kulan uu laqaatay madax katirsan maamulkaasi kadib xili uu lahadlayay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in ay diyaariyeen gaadiidka nuuca booyadaha ah kuwaas oo tiro ahaan gaaraya 4,000

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka C/wali Gaas

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor