DHAGEYSO Xildhibaan C/qaadir cosoble: “Doorashadii Baarlamaanka waxay caddeyn tijaabo u ahayd in la bedelayo Xasan Sheekh…”

Xildhibaan Cqaadir Cosoble Cali, ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha ayaa farxad ku tilmaamay doorashadii  guddoonka Baarlamaanka.

Wuxuu sheegay in  doorashada ay caddeyn u tahay in baarlamaanku damacsan yahay in nidaamka jooga ee Xasan Sheekh la bedeli doono.

DHAGEYSO

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor