HomeWararShirkad Turki ah oo Dekada Muqdisho ka bilaawday qorsho…

Shirkad Turki ah oo Dekada Muqdisho ka bilaawday qorsho…

Date:

Related stories

Weerar Ka Dhacay Teotihuacán Mexico: Hal Qof Oo Dhintay iyo 13 Dhaawac Ah Kadib Rasaas Lagu Furay Dalxiisayaal

Weerar hubeysan ayaa ka dhacay goobta taariikhiga ah ee Teotihuacán ee Mexico, halkaas oo hal qof uu ku dhintay ugu yaraan 13 kalena ay ku dhaawacmeen kadib rasaas lagu furay dalxiisayaal.

Somalia signs $900 million deal with Pakistan for 24 JF-17 Thunder fighter jets

Somalia has finalised a landmark agreement to acquire up to 24 JF-17 Thunder Block III aircraft from Pakistan in a deal worth approximately $900 million, marking the country’s largest military procurement in decades as it moves to rebuild its air force and enhance regional air defence capabilities.

Doorasho mise Diidmo? Guddoomiye Aadan Madoobe oo isku dayaya inuu qanciyo mucaaradka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa kulan gaar ah la yeeshay xildhibaannada diiddan doorashada qof iyo cod ee ka soo jeeda Koonfur Galbeed.

Pro-Government Clerics Seen at Opposition Meeting in Mogadishu

The meeting, hosted at the residence of former President Sharif Sheikh Ahmed, brought together key opposition figures. Footage from the venue showed several well-known clerics present, including Sheikh Bashir Ahmed Salad, who led the delegation.

Qalab Sir ah oo Duubaya Sheekadaada Miiska Cuntada, Ma Ogtahay arinkaas?

Shirkadda Prego ayaa soo bandhigtay qalab awood u leh inuu duubo sheekooyinka miiska cuntada.

Iyadoo in muddo ah Dekedda Muqdisho ay ku jireen haraadiga maraakiibtii iyo doomankii horey ugu burburay halkaasi,ayaa waxaa bilowday howlo lagu nadiifinayo Dekedda, Islamarkaana lagu soosaarayo qashinka kujira.

Shirkadda Albayrak oo laga leeyahay Dalka Turkiga oo qaabilsan maamulka Dekedda magaalada Muqdisho ayaa soo saartay 40 tan oo ah haraadiga Maraakiib xili horey ku dhexdegey gudaha Dekedda.

Sami Erol Waa Maamulaha Shirkada Albayral ee qaabilsan Dekedda Muqdisho waxaa uu sheegay in seddexdii Bilood ee soo dhaafay ay qabteen shaqooyin badan taas oo Dekedaa looga soo saaray burburka Maraakiibta ku degtay.

“Waxaan Qabanay Shaqo aad  muhiim ugu ah Dekeda Magaalada Muqdisho waxaan soo saarnay Makaariin Mar hore ku degay Xeebta kuwaas oo dhibaato ku haayey Markiibta hadda ku soo xirta Dekeda weyn Muqdisho, Waxaan soo saarnay 40 tan oo ah haraadi Maraakiib Degtay”.

Guud ahaan Burburka Maraakiibta iyo Waxyaabaha kale ee Dekedda laga soo saaray ayaa hadda waxaa uu culeyskoodu isku gaarayaa ku dhawaad 300 oo tan.

Maamulka Shirkadda Albaik ee Turkiga ayaa sheegay in burburka maraakiibtaasi haraadigooda ay dhibaatooyin ku hayeen Maraakiibta iyo Doomanka sida Shixnadaha Ganacsi ee ku soo xiranaya Dekedda Muqdisho

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories