HomeWararDad loo xirxiray ka Ganacsiga Diinka

Dad loo xirxiray ka Ganacsiga Diinka

Date:

Related stories

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

Illaa 9 qof ayaa lagu xiray magaalada Hargaysa kadib markii lagu tuhmay in ay ugaarsanayeen, islamarkaasna ka ganacsanayeen xayawaanka diinka.

Diinka oo aanan ahayn Xayawaan dadka Cagahiisa kaga baxsankara maadaama Socodkiisa uu yaryahay ayaa dhawaanahan waxaa lagu hayay ugaarsi ba’an kadib markii sida la sheegay loo heley suuq.

Wasiirka deegaanka ee jamhuuriyada iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil ayaa wariyeyaasha u sheegay in ay soo badbaadiyeen 6 diin ah oo qaarkood aad u culusyihiin, kuwaas oo hadda lagu xanaanaynayo gudaha wasaaradda.

Somaliland ayaa horey u mamnuucday ka ganacsiga diinka iyo ugaarsigiisaba.

Wasiirka ayaa laga soo xigtay isaga oo leh “Markasta oo uu weynyahay diinka, waa markasta oo sii qiimo badanyahay, waxaan fahamsanahay in ay adduunkan jiraan dad cuna diinka, ragaha iyo masaska”.

Diinka ayaa waxa uu ka mid yahay xayawaanada adduunka kasii dabar go’aya.

BBC

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories