HomeWararGudoomiye Jawaari oo sheegay in Xukuumada ay ka dambeyso Mooshinka laga gudbiyay

Gudoomiye Jawaari oo sheegay in Xukuumada ay ka dambeyso Mooshinka laga gudbiyay

Date:

Related stories

Turkiga oo ka dhabeynaya ballantii: Ciidamada Soomaaliya oo helaya garab cusub oo toos ah.

Turkiga oo ballan-qaaday taageero toos ah oo ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish.

Xog: Sirdoonka qaranka oo fashiliyay shirqool weyn oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe.

Hay’adda NISA oo kaashanaysa saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal dhabbagal ah ka fulisay Shabeellaha Dhexe.

South West State Election Faces Imminent Delay

Meanwhile, several politicians are vying for the South West State presidency. The race is notably contested between the JPS party led by Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and other candidates seeking the position.

Somalia Sets Sail for a Blue Economy Revolution

In a landmark ceremony yesterday in Mogadishu, President Hassan Sheikh Mohamud announced a strategic national shift to prioritize the country's immense, untapped marine resources, revealing that Somalia’s sea is twice the size of its land and will now form the backbone of economic development.

Baydhabo Janaay: Guddiga Doorashooyinka oo u diyaar-garoobaya wejigii ugu muhiimsanaa ee doorashooyinka.

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Baydhabo ka bilaabay qorshihii lagu diyaarinayay shaqaalaha maamuli doona doorashada 'Qof iyo Cod'.

Labo cisho Kadib Markii Arbacadii Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ay mooshin ka ka gudbiyeen Gudoomiyaha Golahaasi Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari,Caawa ayuu Jawaari si faah faahsan uga hadlay Mooshinka ka dhanka ah.

Waxa uu si cad u sheegay in Mooshinka laga soo abaabulayo Xafiiska Raisul Wasaaraha,waxaana uu tilmaamay in la doonayo in la wiiqo awooda Golaha Shacabka,

Waxa uu soo hadal qaaday arinta Ciidamada Caawa la wareegay Xarunta Golaha Shacabka oo ay Xildhibaanada ku shiraan,isaga oo sheegay wixii xaruntaa ka dhaca ay mas’uuliyadeeda qaadeyso cida soo amartay Ciidanka la wareegay Xaruntaasi.

Dhinaca kale waxa uu sheegay in uusan shir gudoomi doonin Kulanka Berri ee Golaha Shacabka oo looga hadlayo Mooshinka laga gudbiyay,balse waxa uu shaki galiyay in xaruntaas lagu qabto Codeynta Mooshinka,isaga oo sheegay in xaruntaa ay gacanta ugu jirto Xukuumada Federalka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories