HomeWararDEG DEG:-Gaari looga shakiyay waxyaabaha qarxa oo lagu arkay Isgoyska Siinaay

DEG DEG:-Gaari looga shakiyay waxyaabaha qarxa oo lagu arkay Isgoyska Siinaay

Date:

Related stories

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

War Goordhow soo gaaray radio Dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in Gaari looga shakiyay in ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa lagu Arkay agagaarka Isgoyska Siinaay.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Gaariga oo noociisu uu yahay Bas uu yaallo Isgoyska Siinaay Wadada soo aada dhinaca Taalada Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere.

Goobjoogayaasha ayaa waxa ay sheegeen Gaariga goobta la soo dhigay Galabta isla markaana ilaa iyo hadda la garan la’yahay cidda iskaleh,iyada oo Ciidamo ka tirsan kuwa dowlada ay xireen Wadooyinka soo gala Isgoyska Siinaay.

Mararka qaar ayaa la sheegayaa in ciidamadu ay dadka Shacabka ah ee ku soo xoomay Goobta ay rasaas ku ridayaan si ay u kala eryaan.

Xaalada goobta ayaa kacsan,waxaana sidoo kale Goobta la filayaa in Daqiiqadaha nasoo aadan ee gaaran Ciidamada Miina-baarka si ay Gaarigaas baaritaan ugu sameeyaan.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories