HomeWararAl-Shabaab oo Macalimiin ku dilay weerar ay ku qaadeen Iskuul ku yaalla...

Al-Shabaab oo Macalimiin ku dilay weerar ay ku qaadeen Iskuul ku yaalla Magaalada Wajeer

Date:

Related stories

AU Slams Israel: ‘Stay Out of Somaliland’

The African Union has strongly condemned Israel’s decision to appoint a diplomatic envoy to the self-declared region of Somaliland, reaffirming its unwavering support for Somalia’s sovereignty and territorial integrity while warning that such actions risk destabilising the Horn of Africa.

Weerar Ka Dhacay Teotihuacán Mexico: Hal Qof Oo Dhintay iyo 13 Dhaawac Ah Kadib Rasaas Lagu Furay Dalxiisayaal

Weerar hubeysan ayaa ka dhacay goobta taariikhiga ah ee Teotihuacán ee Mexico, halkaas oo hal qof uu ku dhintay ugu yaraan 13 kalena ay ku dhaawacmeen kadib rasaas lagu furay dalxiisayaal.

Somalia signs $900 million deal with Pakistan for 24 JF-17 Thunder fighter jets

Somalia has finalised a landmark agreement to acquire up to 24 JF-17 Thunder Block III aircraft from Pakistan in a deal worth approximately $900 million, marking the country’s largest military procurement in decades as it moves to rebuild its air force and enhance regional air defence capabilities.

Doorasho mise Diidmo? Guddoomiye Aadan Madoobe oo isku dayaya inuu qanciyo mucaaradka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa kulan gaar ah la yeeshay xildhibaannada diiddan doorashada qof iyo cod ee ka soo jeeda Koonfur Galbeed.

Pro-Government Clerics Seen at Opposition Meeting in Mogadishu

The meeting, hosted at the residence of former President Sharif Sheikh Ahmed, brought together key opposition figures. Footage from the venue showed several well-known clerics present, including Sheikh Bashir Ahmed Salad, who led the delegation.

Warar ka Inaga soo Gaaraya degaanka Garso ee Dhaca Bariga Wajer ayaa Waxaa ay sheegayaan in aroornimadii Hore ee saaka oo Jimco ah ay koox hubeysan ay ka Geysatay Weerar Qasaare Nafeed Dhaliyay.

Weerarkaan oo ka Dhacay iskuulka Hoose ee Qarsa ayaa Waxaa Lagu dilay Sadex Macalin oo ka soo Jeeda Gobolada Kale ee Kenya halka Mid ka Mid ah uu Dhaawac ka soo Gaaray weerar kaasi.

Taliyaha Ciidamada police-ka ee ismaamulka Wajer ee Gobolka Waqooyi bari ee Kenya Mr Stephen Ng’etich oo la Hadlay Warbaahinta Gudaha ayaa waxaa uu sheegay in ciidamo badan ay u Direen Goobta uu Falkaasi ka Dhacay.

Dhanka Kale Taliyaha Ciidamada Maamulka ee ee Loo Yaqaan Ap-da u Qaabilsan ismaamulka Wajer Mr Mohamed Sheikh ayaa Sheegay in Dableyda Weerarkaasi ka Danbeysay ay adeegsadeen adeegsanyeen aaladaha kale ee qarxa.

Sargaalkaan ayaa Waxaa uu intaa raaciyay in Gaari ay wateen ciidamada police-ka oo ka jawabayay weerarkaasi ay qarax miino lala beegsaday Balse uusan Jirin askari ku waxyeeloobay isku daygaasi.

Weerarkaan saaka oo Jimco ah Lagu Dilay Macalimiinta Wax dhigta ismaamulka Wajer ayaa Waxaa uu ku soo aadayaa saacado uun ka dib Markii Maalinimadii shalay laba askari oo ka Tirsan ciidamada Milatariga Kenya Lagu dilay iska Hor imaad Kala shaki ku saleysnaa uu ku Dhexmaray iyaga iyo ciidamo ka Tirsan kuwa Maamulka ee Loo Yaqaan Ap-da oo ka Dhacay Degaanka Sheikh Barrow ee ismaamulka Mandera.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories